-
Garoowe oo heshiis lagu saxiixayHogaamiyeyaasha Soomaalida ayaa ku gaaray magaalada Garowe heshiis ay rajeynyaan inuu soo gabagabeeyo dhibaatada ka taagan dalka.Read More...
-
UNHCR oo ka hadashay xaaladda Afgooye UNHCR oo ka hadashay xaaladda Afgooye UNHCR oo ka hadashay xaaladda AfgooyeHay'adda Qaxootiga ee Qaramada Midoobay ee UNHCR ayaa sheegtay in kumannaan dad rayid ah ay ka carareen dagaallo ka soo cusboonaaday agagaaraha deegaanka Afgooye. Dhulkaas waxaa degganaa dad gaaraya 410...Read More...
- 1
- 2
- 3
- 4
- 5
- 6
- 7
- 8
-
Booliska Talyaaniga Oo Gacanta Ku Dhigay Rag Uu Ku Jiro Giuseppe Signori Kuwaas Oo Lagu Eedeeyay Isdhaaf CiyaareedXidigii hore ee weerarka wadanka Talyaaniga Giuseppe Signori iyo 15 qof oo kale ayaa waxaa qabtay Booliska Talyaaniga waxaana lagu soo oogay dacwad ka dhan ah oo la xiriira is dabamarin ciyaareed....Read More...
-
Ruud Van Nistelrooy Oo Ku Biiray Kooxda Malaga.Weeraryahankii hore Naadiyada Man utd iyo Real Madrid Ruud Van Nistelrooy ayaa ku biiray kooxda Reer Spain eeMalaga. Hishiiska uu Ruud Van Nistelrooy ugu biiray Malaga ayaa ah mid xor ah. Ruud Van Nistelrooy...Read More...
-
Kooxaha Waa Weyn Ee Real Madrid Iyo Barcelona Oo Laga Wada BadiyeyKooxaha waa weyn ee Real Madrid iyo Barcelona ayaa kulamadii caawa ee horyaalka Spain sida ay u kala horeeyaan uga kala naxsadeen kooxaha Zaragoza iyo Sociedad oo 2-3 iyo 2-1 ugu kala badiyey. Real...Read More...
